ruq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.
  2. Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qof ama neef xoolaad oo aad caato u ah.
  2. Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur