saabbuun
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Xayr iyo maadooyin kale oo la isku kariyey, adke laga dhigay oo dharka iyo jirka lagu mayrto, biyahana ku milma. ld saabuun.
Lamidka: saabuun
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

