Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
1. Wax saab loo yeelay ahaansho. 2. Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho. 3. ld saaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur