saabsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax saab loo yeelay ahaansho. 2. Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho. 3. ld saaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.

Lamidka: saabsan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur