saadaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, isay)

Macnaha:

  1. Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur