saaro

Qaabnax: f.g/lg3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Nin naag u galmoosho. 2. Wan lax kudud. 3. Wax, wax kale dul dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur