sabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sab².

sab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
  2. Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.