sabirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir. 2. ld sabar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
samirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
sabarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00