sabar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.
  2. 1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².

dulqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhabta oo loo adkaysto; sabir.

moxog

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.

sabbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sabar¹, samir¹.
  2. ld sabar², samir².

samir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.
  2. Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar².

samar

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-mray, -martay)

Macnaha:

  1. ld sabar².