dulqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhabta oo loo adkaysto; sabir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sabir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir. 2. ld sabar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur