sabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabayl kulul oo xagaaga dhacda. 2. (-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
  2. (juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
  3. 1. (f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin. 2. (f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur