salaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg salaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
salaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal. 2. Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.Cid salaan u jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0