sallid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ibtilo.
  2. ld sallad².

Lamidka: Ibtilo

ibtilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhib weyn. ld ebtilo.

Lamidka: ebtilo

sallad

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.
  2. 1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.
  3. Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.