sarco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
  2. 1. Beer abuurasho. 2. Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.

qallal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.
  2. 1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.