qallal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.
- 1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

