yeele

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.

fale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Walax kimikeed oo isbeddel keena.
  2. (nax.) Yeelaha weerta.