nadooc
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.
- (nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
- Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

