meegaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maageer¹.
  2. ld maageer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maageer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
  2. Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur