saytobalaasam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-myo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur