seen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro. 2. S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
  2. 1. Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho. 2. Madax, wax timaha laga xiiray noqosho. 3. Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur