seerid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg seer. ld seerayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa. 2. Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
  2. 1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn. 2. Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seerayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld seerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur