fariisin
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg fariisi. ld fadhiisin¹.
- 1. Meel xoolo ama dad la dejiyey. 2. Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay. 3. Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin².

