selledQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. ld sallad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dambiilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
salladQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0