dambiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danbiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dambiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur