shaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Go'la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir. 2. Aliindi.Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0