shaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Go'la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir. 2. Aliindi.
  2. Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aliindi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhar gacanta lagu sameeyo, adag, midabbo iyo noocyo badan leh, oo Soomaaliya lagu sameeyo. ld iliindi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur