shahaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dadaal badan oo tacab loo galo.
  2. Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.