sharqanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sanqar¹.ld sanqar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sanqarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, ml.)Macnaha:Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0