sharrax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.
- 1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: