sifo

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Sharraxa wax la sharxo. 2. Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
  2. (nax.) Guud ahaan waxaa sifo loo yaqaannaa dir faahfaahisa ama sifaysa dirta magaca, haseyeeshee waxaa jira afaf ka mid ah af-soomaaliga, oo dirta sifadu ay dhismo ahaan u dhaqanto sida falalka (eeg fal-sifo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur