sharxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sharrax². ld sharaxid, sharixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sharraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sharaxidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sharxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sharixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sharxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0