shaybaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Meel qalabaysan oo tijaabooyinka cilmiga lagu sameeyo.