walaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lo, m.dh)Macnaha:Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00