shiiq

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. 1. Xumbo hoos u dhicid. 2. Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur