shillin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo/-maad, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld shilin¹.

shilin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo/-maad, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.
  2. Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.