shilin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-mmo/-maad, m.l/dh)
Macnaha:
- Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.
- Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

