shukumaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.