sideeQaabnax: fk.weMacnaha:Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
waxeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)Macnaha:Wax hagaajin; samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
maxaaQaabnax: Erey Weyddimeed | Interrogative WordMacnaha:Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00