maxaa

Qaabnax: Erey Weyddimeed | Interrogative Word

Macnaha:

  1. Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

m

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.

Lamidka: ma'

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur