sifirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Sullan; isir; walcan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sullanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Asal; isir; walcan; ab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
isirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
walcanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Waalid; ab; isir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0