sullanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Asal; isir; walcan; ab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali.Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.Wax midab u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
isirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
walcanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Waalid; ab; isir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.A.kay ma arag: weligay ma arag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0