siibadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld siibasho.Dayr; heeraar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dayrQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
heeraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa. 2. Ood iwm oo meel ku wareegsan.1. Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid. 2. Ood iwm meel ku wareejin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
siibashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg siibo. ld siibad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0