siisoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Boor; siigo; habaas. ld siise.1. Qof la jecelyahay wax ku dhaqaalaysasho. 2. Wax, wax kale ku beddelasho.