soodha
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Naatriyam Kaarbooneyt (Na2CO3). Budo wiriqlaawe ah oo cad, taas oo kuusanta marka loo banneeyo hawada sababtoo ah waxa ay noqotaa cokane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

