soome

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld soomaggale.

soomaggale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan tahay leh, kana mid ah dhirta wax lagu daaweeyo. ld soome, soone.