sufur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber. 2. Maar. 3. (-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.
- ld suful (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

