eber

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Tiro xisaabeed oo marka ay kaligeed tahay aan macne lahayn, laakiin marka tiradu midig ka raacdo toban ku dhufata. 2. Barta kala barta toganaha iyo tabanaha xisaabta. 3. E. ah: wax ama meel maran.

Lamidka: ebar