sunneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld sunno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sunnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado. 2. Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo. 3. Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0