sunno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado. 2. Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo. 3. Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sunne

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sunno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur