sunniQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iin, m.dh)Macnaha:Qof sunnadii Nabi Maxamed (n.k.h.a.) ku dhaqma.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.Lamidka: kaafSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0